Waxyaabaha ugubka ah ee ka muuqda dib u habeynta uu maanta sameeyay Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sameeyay ‘dib u habeyn’ hay’adaha amniga dowladda, waxaana ka muuqda waxyaabo badan oo cusub. Doorka Haweenka Madaxweyne Farmaajo ayaa dumar u magacaabay xilal ay ragga inta badan qaban jireen, waxaana ka mid ah agaasimaha guud ee madaxtooyada oo loo magacaabay Dr Aamina Siciid Cali, waxay gabadhan horey u ahayd … Continue reading Waxyaabaha ugubka ah ee ka muuqda dib u habeynta uu maanta sameeyay Farmaajo